Dowladda Soomaaliya oo Go’aan ka gaareysa arrinta Sheekh Mukhtaar Roobow

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo horey uga mid ahaa hoggaanka ugu sareeya ururka Al Shabaab balse markii dambe kasoo baxay kooxdaasi ayaa in ka badan saddex sanno ku xiran xabsi kuyaalla Muqdisho. Abuu Mansuur oo musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahaa waxaa magaalada Baydhabo kasoo xirtay dowladdii madaxweyne Farmaajo, mana jirto intii uu xirnaa … Continue reading Dowladda Soomaaliya oo Go’aan ka gaareysa arrinta Sheekh Mukhtaar Roobow